Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profileg
Cabdiraxmaan Cirro

@Abdirahmanirro

Presidential Candidate, Founder & Former Chairperson of WADDANI National Party & Former Speaker of House of Representative. Republic of Somaliland.

ID:2397973130

linkhttps://www.xisbigawaddani.com calendar_today19-03-2014 14:35:39

1,8K Tweets

55,3K Followers

10 Following

Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan booqasho iyo salaan ugu tagnay Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo dhawaan dalka hooyo ku soo nabad noqday isaga oo muddo safar caafimaad uga maqnaa dalka.

Suldaan Barre oo ka mid ah Salaadiinta ugu facaweyn dhaqanka Somaliland isla markaana dalkan iyo dadkan kaalin…

Waxa aan booqasho iyo salaan ugu tagnay Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo dhawaan dalka hooyo ku soo nabad noqday isaga oo muddo safar caafimaad uga maqnaa dalka. Suldaan Barre oo ka mid ah Salaadiinta ugu facaweyn dhaqanka Somaliland isla markaana dalkan iyo dadkan kaalin…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta qaabilnay qeybo ka mid ah Aqoonyahanka reer Somaliland oo aan Xisbi ahaanna is weydaarsannay afkaara cuddoon iyo aragtiyo maangal ah oo la xidhiidha hannaanka horumarinta dalka iyo doorashooyinka innagu soo foodda leh, kulankan oo halku- dhiggiisu ahaa ;
“…

Waxa aan maanta qaabilnay qeybo ka mid ah Aqoonyahanka reer Somaliland oo aan Xisbi ahaanna is weydaarsannay afkaara cuddoon iyo aragtiyo maangal ah oo la xidhiidha hannaanka horumarinta dalka iyo doorashooyinka innagu soo foodda leh, kulankan oo halku- dhiggiisu ahaa ; “…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

I extend my sincere congratulations to the Somaliland National Electoral Commission (NEC) for today's announcement of the long-awaited timeline for the combined presidential and political party/association elections, which are scheduled to take place on November 13th, 2024.…

Hamabalyo. Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna dadkayga reer Somaliland munaasibadda Ciidal-Fidiriga ee caawa inoo bilatay awgeed.

Ilaahay waxa aan inoo weydiinayanaa in uu innaga aqbalo dhammaan cibaadooyinkii aynu gudannay…

Hamabalyo. Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna dadkayga reer Somaliland munaasibadda Ciidal-Fidiriga ee caawa inoo bilatay awgeed. Ilaahay waxa aan inoo weydiinayanaa in uu innaga aqbalo dhammaan cibaadooyinkii aynu gudannay…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Alxamdulillaah, ALLAH baa keligii mahad oo dhammi u sugnaatay ii suurtagliyey in aan gurigiisa barakeysan ee Xaramka aan ku soo guto waajibaadkii Cimrada, dhammaanteenna RABI ha innaga wada aqbalo acmaasha wanaagsan ee aynu sameyno bisha barakeysan ee Ramadaan.

Dalka iyo dadkana…

Alxamdulillaah, ALLAH baa keligii mahad oo dhammi u sugnaatay ii suurtagliyey in aan gurigiisa barakeysan ee Xaramka aan ku soo guto waajibaadkii Cimrada, dhammaanteenna RABI ha innaga wada aqbalo acmaasha wanaagsan ee aynu sameyno bisha barakeysan ee Ramadaan. Dalka iyo dadkana…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Caawa waxa aan kulan casho sharaf iyo is xog-wareysi isugu jira kula qaadannay magaalada barakeysan ee Madiinatul Munawarah ee dalka Sucuudiga qaar ka mid ah ardeyda reer Somaliland ee Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina wax ka dhigata.

Ardeyda waxa aan uga mahadcelinayaa xogta…

Caawa waxa aan kulan casho sharaf iyo is xog-wareysi isugu jira kula qaadannay magaalada barakeysan ee Madiinatul Munawarah ee dalka Sucuudiga qaar ka mid ah ardeyda reer Somaliland ee Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina wax ka dhigata. Ardeyda waxa aan uga mahadcelinayaa xogta…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

We met with Somaliland's President Musa Bihi and some of his cabinet members in the Presidential Palace.
The meeting was arranged and facilitated by Dahir Rayale Kahin, the former President of Somaliland Republic, who has been working to gather all stakeholders together to hold…

We met with Somaliland's President Musa Bihi and some of his cabinet members in the Presidential Palace. The meeting was arranged and facilitated by Dahir Rayale Kahin, the former President of Somaliland Republic, who has been working to gather all stakeholders together to hold…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Curashada caawa ee bishan barakaysan ee Soon ama Ramadaan darteed, waxa aan hambalyo balaadhan & tahniyad sare hawada u marinayaa dhammaan Muslimiinta dunida ku nool, si gaar ahaanna shacbiga xariirta ah ee reer Somalilandmeel kasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaan.

ALLAH…

Curashada caawa ee bishan barakaysan ee Soon ama Ramadaan darteed, waxa aan hambalyo balaadhan & tahniyad sare hawada u marinayaa dhammaan Muslimiinta dunida ku nool, si gaar ahaanna shacbiga xariirta ah ee reer Somalilandmeel kasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaan. ALLAH…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Today marks an important moment for democracy and citizens' rights, as election laws are signed, thus Somaliland's election season has officially begun. Every citizen must carry their voting card in their right hand.

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin weyn u dirayaa si kal iyo laab leh Kooxda kubadda cagta ee Dawladda Hoose ee Burco oo galabta si xarrago leh ugu guuleystay Koobka horyaalka horyaallada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soconayey muddoonyinkii u dambeeyey magaalada Berbera.…

Intii badneyd, way soo dhammaatay ila-meeraysadii Doorashooyinka lagaga baxsanayey, waxaa hadhay uun inta uu Xeerka saxeexayo Muuse.

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aanu maanta caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah ugu qabannay hoggaanka Urur Siyaasadeeyadii UBAX iyo DALJIR oo ku soo biiray Xisbiga la wada leeyahay ee rejada Shacabka Somaliland ee WADDANI.

Hoggaannada Ururadii UBAX iyo…

Waxa aanu maanta caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah ugu qabannay hoggaanka Urur Siyaasadeeyadii UBAX iyo DALJIR oo ku soo biiray Xisbiga la wada leeyahay ee rejada Shacabka Somaliland ee WADDANI. Hoggaannada Ururadii UBAX iyo…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan diyaar u ahay in aan ku hago dadkayga siyaasad ka madhan xin, xajiimeyn iyo xumaan, sidaas darteed, reer Somaalilanoow gudo & dibedba mid noqda, wadajirka dhexdiina ilaashada, isku duubnaada, isku tiirsanaada, oo danta dalkiina & dadkiina ka wada shaqeeya si siman idinka…

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta caasimadda Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo hadhimo-sharafeed ahayd oo ay noo sameeyeen qeybo ka mid ah Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasibadda hadhimo-sharafeedka ayaa…

Waxa aan maanta caasimadda Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo hadhimo-sharafeed ahayd oo ay noo sameeyeen qeybo ka mid ah Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada. Munaasibadda hadhimo-sharafeedka ayaa…
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Muuse toddobadii sanno ee uu dalka haystay, maalinna muu soo hadal-qaadin Gobolnimada Gebilay, laakiin se waxa aan idiin sheegayaa in Gobolnimada Gebilay ay anniga i sugayso.

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay kaga qeybgalnay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad weyn oo casho sharaf ah oo uu sameeyey Xildhibaan Axmed Cabdillaahi Khaliif( Axmed Weli) oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Gebilay.

Mubaasibaddan oo Hoggaanka Xisbiga iyo Haldoorka…

Waxa aan xalay kaga qeybgalnay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad weyn oo casho sharaf ah oo uu sameeyey Xildhibaan Axmed Cabdillaahi Khaliif( Axmed Weli) oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Gebilay. Mubaasibaddan oo Hoggaanka Xisbiga iyo Haldoorka…
account_circle