Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profileg
Hassan Ali Khaire

@HassanAKhaire

Nineteenth Prime minister of Somalia, His Excellency Hassan Ali Khaire

ID:1039425340509245441

linkhttp://www.khaire.so/ calendar_today11-09-2018 08:08:07

665 Tweets

458,6K Followers

1 Following

Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelkiisa & bahda ciyaaraha Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid kabtankii xulka kubbadda cagta Soomaaliya Cismaan Xaaji Maye Abuukar (Iskoot) oo ku geeriyooday Nairobi

Eebbe naxariistiisa ha ugu deeqo

Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelkiisa & bahda ciyaaraha Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid kabtankii xulka kubbadda cagta Soomaaliya Cismaan Xaaji Maye Abuukar (Iskoot) oo ku geeriyooday Nairobi Eebbe naxariistiisa ha ugu deeqo
account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub, waxaanna aqoonsanyahay dastuurka KMG ah ee 15ka cutub iyo 143 qoddob ka kooban. Marna ma aqbalayno dastuurka loo beddelayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada.

's state-building has been driven by national consensus, not individual will. Altering 45 articles and 97 paragraphs, adding 19 articles & 94 paragraphs, and removing 3 articles & 26 paragraphs without consensus is crafting a new constitution, not a Review

#Somalia's state-building has been driven by national consensus, not individual will. Altering 45 articles and 97 paragraphs, adding 19 articles & 94 paragraphs, and removing 3 articles & 26 paragraphs without consensus is crafting a new constitution, not a #Constitutional Review
account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Ma jiro xilligaan qorshe dastuur lagu dhammeystirayo ee waxaa la qorayaa dastuur cusub oo aan heshiis lagu aheyn. Dastuurku waa heshiis bulsho oo dadka Soomaaliyeed ka dhexeeya, waxaana sharciyadiisa, hir-gelintiisa iyo kalsoonida lagu qabo hagaya wadada loo maro qabyo-tirkiisa.

account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan muslimiinta ku nool daafaha dunida, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu i naga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee Soonqaad. Ku sooma nabad, farxad, iyo caafimaad.

Waxaan muslimiinta ku nool daafaha dunida, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryayaa in uu i naga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee Soonqaad. Ku sooma nabad, farxad, iyo caafimaad.
account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan dadweynaha Muqdisho ugu baaqayaa in ay Maxamed dhiirrigeliyaan, oo ay buugga ka iibsadaan. Waxaana Alle u waydiinayaa caafimaad taam ah.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan xafiiska Ra’iisulwasaaraha, ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.

Hablo weerar geli kara,
Hablo geela dhicin kara,
Gobannimana hanan kara,
Hablo talada goyn kara,
Garta madal ka naqi kara,
Garashana iskaga mida,
Geesteenna mooyee,
Gayi kale ma joogaan

Hablo weerar geli kara, Hablo geela dhicin kara, Gobannimana hanan kara, Hablo talada goyn kara, Garta madal ka naqi kara, Garashana iskaga mida, Geesteenna mooyee, Gayi kale ma joogaan
account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan cambaareynayaa falkii bahalnimada ahaa ee argagaxisadu ka fuliyeen xerada Janaraal Gordon ee Muqdisho. Waxaan ciidanka Xoogga Dalka, ehelada, shacabka Soomaaliyeed, iyo Dowladda iyo shacabka aan walaalanaha nahay ee Imaaraatka uga tacsiyaynayaa saraakiishii ku shahiidday

account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo u dirayaa kooxda kubadda Cagta ee ku guuleysatay tartanka DXDF iyo Gobolka Banaadir. Isboortigu wuxuu kaalin mug leh ka qaataa nabadda, is fahamka & is dhexgalka bulshada, wuxuuna ka mid yahay tiirarka horumarka, dib-u-heshiisiinta iyo dib-u-dhiska Dalka

Waxaan hambalyo u dirayaa kooxda kubadda Cagta #Galmudug ee ku guuleysatay tartanka DXDF iyo Gobolka Banaadir. Isboortigu wuxuu kaalin mug leh ka qaataa nabadda, is fahamka & is dhexgalka bulshada, wuxuuna ka mid yahay tiirarka horumarka, dib-u-heshiisiinta iyo dib-u-dhiska Dalka
account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ku baaqayaa inaan ku cibra qaadanno wixii aan soo marnay, mudnaan siinno danta guud, sharcigu taliyo, caqligu na hago, arrimaha masiiriga ah ee dalka & dowladnimadana laga wada tashado, lagana gaaro go’aan loo dhanyahay oo danta qaranka & wadajirka ummadu gundhig u yihiin

account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan cambaaraynayaa fowdada iyo xasaradda ay Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanku maanta ka huriyeen kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda. Waxa maanta ka dhacay Baarlamaanka waa sharcidarro, fowdo, iyo baadil aan sinnaba loo aqbali doonin.

account_circle
Hassan Ali Khaire(@HassanAKhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan xildhibaanna Baarlamaanka ugu baaqayaa inay ilaaliyaan ammaanada & masuuliyadda culus ee ay u hayaan Dalkeenna & dadkeenna, oo aysan lumin kalsoonida shacabka, kana fogaadaan tallaabo kasta oo halis gelin karta mustaqbalka Dalka & geeddi-socodka dowladnimada Soomaaliya.

Alarmed by NISA's forceful closure of Hormuud offices, and the damaging and unfounded press release. This unprecedented, unlawful action undermines our RoL institutions and unjustly maligns Hormuud, a vital player in Somalia's economic resurgence & national development

Waxaan ka xumahay falalka ay Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranku ku xirtay qaar ka mid ah xarumaha Shirkadda iHormuud Telecom.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Daladda Waxbarashada FPENS oo maanta u dabbaaldegaysa sanadguuradii 25aad ee muddada rubuc qarniga ah ee ay ka soo shaqeynayeen horumarinta waxbarashada Dalkeenna.