Ikraamina(@Ikraamina) 's Twitter Profile Photo

Ma ahan qof bani'aadam ah, ee waa waxa loo yaqaano Garaadka macmalka ah ee AI. Magaceedu waa Aitana Lopez, Waxaa loo sameeyey inay xayeeysiiso dharka Sport-ga ah. Taas oo meesha ka saareysa baahidii loo qabay dumarka xayeeya dharka qrash badana ku bixi jiray howlgelintooda.

account_circle
Ikraamina(@Ikraamina) 's Twitter Profile Photo

Waxay sitaan geedo ay soo gooyeen oo ay gubbeen. Waxayna hooskiisa harsanayaan oo ay naf ka raadiyeen Geed kale oo ka bad baaday in la gooyo.
ALLA CAQLI XUMAA WUXU!!

Waa kaa caliga ku jira dadka somaaliyeed qaarkood, oo sidaasi si la mid ah dalkii dahabka ahaa u gubay.

““Hablo weerar geli kara
Hablo geela dhicin kara
Gobannnimana hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka naqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana ka wada goba
Geesteenna mooyee
Gayi kale ma joogaan”

Abwaan Hadraawi

Waxii Natanyahu u sheegay uun buu isna isla soo maqiiqay, taas oo ah in jariimadavIsraa'iil daboolka la saaro lana difaaco.

The passionate warrior(@kingSomal7) 's Twitter Profile Photo

Wallahin I'm convinced if abujahal was alive today and he offered them ictiraf they would agree to it in a heart beat.

account_circle