Ina Caddaawe(@Ina_Caddaawe) 's Twitter Profile Photo

'Xilligoo habeen bar ah
Hanaqaadka neeftiyo
Heer-kulka hooygana
Xaga hoose kaa jiro
Ruux kusoo hareystoo
Hu'ugiisa kuu huwa
Hooyo lagu Xasuustaa'❤

~Ina Cadaawe

'Xilligoo habeen bar ah
Hanaqaadka neeftiyo
Heer-kulka hooygana 
Xaga hoose kaa jiro 
Ruux kusoo hareystoo
Hu'ugiisa kuu huwa
Hooyo lagu Xasuustaa'❤

~Ina Cadaawe
account_circle
Queen Naima(@QueenNiama) 's Twitter Profile Photo

@ForgetThattt @Ina_Cadaawe Hahahaha its call educating yourself! and you can be a housewife with a degree (something to fall back on)

account_circle