Dunia Farah(@dunia_work) 's Twitter Profileg
Dunia Farah

@dunia_work

Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .

ID:1523288224151519232

calendar_today08-05-2022 13:06:55

19,5K Tweets

2,3K Followers

1,0K Following

Gaas J Keey(@YonisYasin1) 's Twitter Profile Photo

Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Dhalinyarada Reer SSC -Khaatumo Waa Ineey Garab istagan Oo ilashadan Aqoonyahan Markus Virgil Hoehne Waa Muwadin Reer SSC-Khaatumo Ah Marka laga yimado inuu yahay muwadin Germany ah Wuxuu Kageystay Halgankii Aay Galeen Reer SSC Wuxuu Ka Qatay…

Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Dhalinyarada Reer SSC -Khaatumo Waa Ineey Garab istagan Oo ilashadan Aqoonyahan @HoehneVirgil Waa Muwadin Reer SSC-Khaatumo Ah Marka laga yimado inuu yahay muwadin Germany ah Wuxuu Kageystay Halgankii Aay Galeen Reer SSC Wuxuu Ka Qatay…
account_circle
Abdisalan(@mohab9561) 's Twitter Profile Photo

Congratulation new appointed as deputy chief of Firefoghters of the FDS Major Abdihamid Idle.

Lafta dhagaa Waxa dhama kana sharaf badan 🇸🇴✊👍👇

account_circle
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴(@MohamedAbbi9) 's Twitter Profile Photo

Deni baa la tageerayaa xasana waxbaa laga sheegayaa 🤣🤣🤣🤣🤣. Caruurtii PL1 la ordeysay maxabiista bal car qado haka bixiyaan. Alla maxaa ina gumeed PL sheegta😡

account_circle
Nabil ali(@MediaWararka) 's Twitter Profile Photo

Wadada u dhaxaysa borama ilaa lowyacado magalada xadka jabuuti xigta waa wado rafaad badan raga muuqalkan soo duubay ee cabanaya idinka dhibta iskugu wacan wayo cashuur ayad bixisan joojiya in aad cashuur bixisaan

account_circle
HBN Online TV(@HBNonline) 's Twitter Profile Photo

Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha ee @HBNOnline TV
toddobaadkan, Soomaaliya: Doorasho hal qof & hal cod ah ma ka dhici kartaa 2026? Maxay yihiin caqabadaha & fursadaha ku gaddaamaan? waxaa inoogu marti ah Abdirahman y al-adala, Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya & Hassan Hundubey Jimale

Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha ee @HBNOnline TV toddobaadkan, Soomaaliya: Doorasho hal qof & hal cod ah ma ka dhici kartaa 2026? Maxay yihiin caqabadaha & fursadaha ku gaddaamaan? waxaa inoogu marti ah @Abdirahmanyala3, Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya & @hhundubey…
account_circle
Dunia Farah(@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Dagaal baa ka socda xabsiga magaalada Galkacyo waxa jirta dhimasho iyo dhawac .ka dib markey maxaabiistu ka gadoodeen gaajo .

account_circle
Ministry of Interior, Federal Affairs & Rec(@MoIFARSomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiir Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Cali Xoosh) oo ka dalbaday Beesha Caalamka in ay taageeraan, ilgaar ahna ku fiiriyaan SSC-Khaatumo, lagana jawaabo duruufaha ay ku jiraan.

account_circle
Dunia Farah(@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Jidadkii ay dhiseen team boobka ee ku yaal Qardho iyo yaka yaka oo roobkii ugu horeeyey qaadey . Pl badbaado u bahan tahay

Jidadkii ay dhiseen team boobka ee ku yaal Qardho iyo yaka yaka oo roobkii ugu horeeyey qaadey . Pl badbaado u bahan tahay
account_circle
Ali Samatar(@AliSamattar) 's Twitter Profile Photo

Reer Oo Wada Qadeeyay Waan bogaadinayaa inay buufiskii iska dhex saaraan oo danahooda wax iska waydiiyaan oo meel wada fadhiistaan.👏

Thanks Gudoomiye Xildhibaano iyo Wasiiro.

Reer #Maakhir Oo Wada Qadeeyay Waan bogaadinayaa inay buufiskii iska dhex saaraan oo danahooda wax iska waydiiyaan oo meel wada fadhiistaan.👏 Thanks Gudoomiye Xildhibaano iyo Wasiiro.
account_circle
Dunia Farah(@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Jawaab aad u fiican baad siisey qowlaysata garoowe ku heshay wasiirka dhiiga ku daatey Thank you Ahmed Awad “ Naftey anigaa kaa badiya “ waa halku dhig …

account_circle
Gaas J Keey(@YonisYasin1) 's Twitter Profile Photo

Bilicda Iyo Quruxda Degamada Puntland runtii Waa Degaamo Uu Muwadin kastaba oo Soomaaliyeed Uu ku Fanikaro Waa Degaan Aad U Qurux Badan Ilahay Ha barakeeyee
Halkan waa degmada Murcanyo gobolka Gardafu, Ee Puntland, Somalia.❤️👇

account_circle
Abdisalan(@mohab9561) 's Twitter Profile Photo

Wazir Cawad wa ku mahadsn yahay xaqiiqda u ka hadlay wayo hore ayaba ula socday, Una shegay. Maamulka Puntland Dowladnimada Somalia iyaga aya ku faiday. Wax walbo Magaca Somalia ayay ku helen. Xita Somaliland. Lkn manta ma jirto shekadas wayo Dowlada dhexe aya maamusha deqaha 👇

Wazir Cawad wa ku mahadsn yahay xaqiiqda u ka hadlay wayo hore ayaba ula socday, Una shegay. Maamulka Puntland Dowladnimada Somalia iyaga aya ku faiday. Wax walbo Magaca Somalia ayay ku helen. Xita Somaliland. Lkn manta ma jirto shekadas wayo Dowlada dhexe aya maamusha deqaha 👇
account_circle