Cannes Esports(@cannesesports) 's Twitter Profile Photo

🇫🇷 Cannes Esport X Valorant

Nous avons le plaisir de vous annoncer notre équipe Valorant masculin !

🇫🇷 @ShaalomVLR (C)
🇫🇷 oraah
🇫🇷 @__Kalto
🇫🇷 Ronan carré (LIG)
🇫🇷 @BunVLR
🇫🇷 UNIKKING (Coach)
🇫🇷 PsychOz |サイコズ (HC)

🇫🇷 Cannes Esport X Valorant

Nous avons le plaisir de vous annoncer notre équipe Valorant masculin !

🇫🇷 @ShaalomVLR (C)
🇫🇷 @oraah_ 
🇫🇷 @__Kalto 
🇫🇷 @FuzangCsgo (LIG)
🇫🇷 @BunVLR 
🇫🇷 @UNIKKKCS (Coach)
🇫🇷 @PsychOz75 (HC)

#FaceTheWave #Cannes #Valorant #RIOT
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Malaaikta waxay leeyihiin cuquul aanan shahwo lahayn , xoolahana shahwo aanan caqli lahayn , banii aadamkana caqli iyo shahwo , qofkii caqligiisa ka guulaystaa shahwadiisa wuxuu ku biiri malaaikta qofkii shahwadiisa ka xoog badisaana wuxuu ku biiri xoolaha '

Oraah loo nisbeeyo

Jiilka imaan doono nama cafin doonaan markay ogaadaan in 3dexdaan oraah ay jeediyeen dad soomaali ah 🙂

1 : ' Soomaaliya iyo itoobiya waa in la isku daraa waa in xuduudka meesha laga saaro waa hal dal ' xuseen caydiid bilowgii 2007

2 : waxay rabaan in ay soomaaliya ka dhisaan

account_circle
Ridwaan Mohamed(@Ramadan70530344) 's Twitter Profile Photo

Beesha Garxajis Kacabeesa Dulmiga Lagu Haayo Beeshaan Waxaa kadhashay Abdirahman Tuur Oo Loodiiday inuu Xukunkiisa Dhameesto Oraah Caan ah baxday Taasoo Dhaheesay Nin Tuurleh Matalinkaro Siyaasiyiinta Garxajis ee Faysal Cali Waraabe iyo Ciro Ayaa Labaduba Laga Ilaalshay inee

account_circle
Abdiraheem Jimale(@Jimcaale305) 's Twitter Profile Photo

Sawirka Maanta iyo Degmada Ceelbuur. 🙏🙏😢😢❤️.marnaba ma liicaan xogga dalkeena😢.farxada maanta waxan ku qiyaaso oraah kuma koobi karee.❤️🙏

Sawirka Maanta iyo Degmada Ceelbuur. 🙏🙏😢😢❤️.marnaba ma liicaan xogga dalkeena😢.farxada maanta waxan ku qiyaaso oraah kuma koobi karee.❤️🙏
account_circle
💜munakhayr💜💜💜(@MunaKhayr) 's Twitter Profile Photo

Mid wax badan xaliye dhegaystay 🤣
Qof kaasi waa biyo kama dhibcan baan maqli jiray
Bal adna hal maahmaah ama oraah ku cabir

Mid wax badan xaliye dhegaystay 🤣
Qof kaasi waa biyo kama dhibcan baan maqli jiray
Bal adna hal maahmaah ama oraah ku cabir
account_circle