Abdi Yusuf(@abdiyusuf839) 's Twitter Profile Photo

Indho adeeg iyo madax adeeg noocan ah ayaa arkay muusoow laascaano maxa kaa yaala sol sanaag maxa kayaala harti waa dad wada dhashay walaalo ah puntland iyo SSC Khaatumo waa walaalo bal adiga xaqdaro ayaa ku socotaa wiilal masaakiin ah ayaa dab ku shideesa waxa tahay 80

account_circle
HADIYA 🌺(@Hadiiya_H) 's Twitter Profile Photo

She said “nin igu so dara burka, bariiska iyo biyaha la ii siinaayo” 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

She’s a victim of current flood & is in displaced camp. Ilahey Amarkiis indho adeeg 😭😭😭😭

account_circle
XOOGAGGA WADDANIYIINTA SOOMAALIYEED(@xoogagga) 's Twitter Profile Photo

2023 shacabka dagan dabakaayo madoow agteeda gurigiiba 120 dollars aa laga qaaday
2024 gurigiiba 300 dollar aa laga qaaday
Canshuurta usii dheer shacabkaan
Tuugnimo indho adeeg ah iyo isdabaalin ee madaxda wadaan
Saacad walbo waa soo dhigeenaa ceebtaan

account_circle
Elham Ishmael ✍︎(@EIshmael_) 's Twitter Profile Photo

This is Nasri Warsame's sister! Just listen to her and draw your own conclusion. If this is the type of attitude the Nasri family wants to uphold in the USA, well, best of luck.😂 Indho adeeg badana!!

account_circle
Abdulkadir Janagale(@abdlkadirMohmeD) 's Twitter Profile Photo

Waa run hadal RW Hassan Ali Khaire sababto ah Soomali nin yaqaano kuma dayeen, indho adeeg iyo xoog inuu wax ku marsiisto.

Horaa loo dhahay 'gurbaankii la xado meel lagu tumo ayuu rabaa'

account_circle
Somalia(@kingofSomaliaa) 's Twitter Profile Photo

She must have a PHD from Jaamacada indho adeeg!!!

If sport minister can’t fire her then we need the PM to make sure she is not part of the Somali sports, enough is enough!

account_circle
HADIYA 🌺(@Hadiiya_H) 's Twitter Profile Photo

Indho adeeg badana reer tolkey. Maxaa meel shabab ka taliyo hees ayaga lagu caayna uga dhax shideen? ☠️

In’sha’Allah in dadka la so daayo as soon as possible.

Indho adeeg badana reer tolkey. Maxaa meel shabab ka taliyo hees ayaga lagu caayna uga dhax shideen? ☠️

In’sha’Allah in dadka la so daayo as soon as possible.
account_circle
Zeko ⭕️(@ceydaruuus) 's Twitter Profile Photo

Mashaariicda kala duwan ee lagu joogo - muqdisho

Digital isbaaro
International boob
Boojo .com
International dhac
Indho adeeg University

Kubdarso 😂😂

Mashaariicda kala duwan ee lagu joogo  - muqdisho

Digital isbaaro 
International boob
Boojo .com
International dhac
Indho adeeg University

Kubdarso 😂😂
account_circle
Sadiiq(@Sadiiq93) 's Twitter Profile Photo

Hoobiyaa magalada lala dhacaya xilna walaga rabaa indho adeeg. Puntland meel bas bey u socota intii ugu liidatay ba fursad u heeshay inay qasto

Hoobiyaa magalada lala dhacaya xilna walaga rabaa indho adeeg. Puntland meel bas bey u socota intii ugu liidatay ba fursad u heeshay inay qasto
account_circle
Ayeeyo Saida RUFAACI(@RufaiHm) 's Twitter Profile Photo

LAGU ANSAXSHEY,, DASTUURKA LAGU XADGUDBAY INDHO ADEEG LA LEEYAHAY SHARCI BUU AHAA,, LA ISU GELIYAY,, DHAQAALO LAGU DHACAY, LAGU DHACAY, LAGU DHACAY, LAGU DHACAY, WELI XEEDXEDANAYO CUSUB

account_circle
Ayeeyo Saida RUFAACI(@RufaiHm) 's Twitter Profile Photo

DAMJADIID & DALJIR & XAA KU INDHO ADEEG AH.. XATOOYO XOOLO DADWEYNE & XATOOYO BEESHA CAALAMKEEY ISKU QALDEEN.. WAXEY CBB KU DHIHI JIREEN CADDEEYN MAA HEYSAA INNAGU WAAN QARINEY DAMBIGEENEE,, DADGA ALLAH SUBXAANA WATACAALA BEY CHALLANGE LA GALEE IYAGOO SANKUNEEFLE

account_circle
Yusuf Yusuf Mryuu(@mrsomalia) 's Twitter Profile Photo

Gari Allah taqaan Ninkaan maxkamada kan saarayay isagaa ka badiyo sharciga maxkamada,xeerka saxaafada iyo weliba dooda Damjadiid Macalin Dugsi ayay maxkamada Garsoore uga dhigeen markaas ayuu sidii reer mudugii ayuu indho adeeg ku rabaa inuu ku maamulo garsoorka .
# Free Abdalle

Naaji(@EngNaaji) 's Twitter Profile Photo

SXBKEEy Sharmake waaa Madadaaliyaha Twitter ee Shacabka Somaliyeed Ee Gobolada Waqooyi😂😂.

Waraaqda waxa ku Qoran Buu anagoo arkeena Been Ka sheegaya Indho adeeg waa raasimaal😂

SXBKEEy @Maydhalaalis waaa Madadaaliyaha Twitter ee Shacabka Somaliyeed Ee Gobolada Waqooyi😂😂.

Waraaqda waxa ku Qoran Buu anagoo arkeena Been Ka sheegaya Indho adeeg waa raasimaal😂
account_circle
H(@Findhicil) 's Twitter Profile Photo

1960 Borders include that of the Harti Darood and THEY DO NOT BELIEVE IN YOUR SHIT.

Never seen so much indho Adeeg before.

account_circle