Hodan Abdirahman alle cimriga haku dheereyo waa dun xariir ah,aan ka kaftamin qaranimada Somaliland.Dadkeenu caanka ahi xataa haday dhex-dhexaad u noqdaan dadka af-Soomaliga ku hadla waa inayna kaftan gelin qaranimada jamhuuriyada Barakeysan.
#Happy8may #Hodan_Abdirahman_Dheere .